Xubnaha Golaha Shacabka oo beri yeelanaya kulan qodob xasaasi ah looga hadlayo

Xildhibaanada golaha shacabka baarlamanka Somalia ayaa beri kulan xasaasi ah ku yeelanaya magaalada Muqdisho kaasoo looga hadlayo qodob xasaasi ah. “Xildibaano Beri oo Axad  ah Tariikhdu tahay 12 June, waxaa jira Kulan weyne Wadajir labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya” ayaa lagu yiri qoraal uu soo saaray gudoonka golaha shacabka. Agendaha kulanka ayaa lagu sheegay … Continue reading Xubnaha Golaha Shacabka oo beri yeelanaya kulan qodob xasaasi ah looga hadlayo